Xubintii Ciyaaraha: Alexis Sanchez oo u Socda Real Madrid ama Bayern Munich? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Waxaa la ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska in kasta oo wali kooxda Manchester City ay tahay koox aan laga badin tan iyo xilli ciyaareedkan maraya meel xasaasi ah.

Kooxda Arsenal ayaa doonaysa in ay ciyaaryahan Alexis Sanchez ka iibiso kooxo ka baxsan horyaalka ingiriiska oo ay kamid yihiin Bayern Munich iyo Real Madrid oo hadda galay tartan adag oo ciyaaryahanka Sanchez loogu jiro.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com