Xoola dhaqatada gobalka Nugaal oo ka cabanaya cudur cusub oo xoolaha soo wajahay (dhegayso)

Xoola dhaqatada gobalka Nugaal oo ka cabanaya cudur cusub oo xoolaha soo wajahay (dhegayso)

Xoola dhaqatada degmadaa Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in uu soo wajahay Xoolaha ay dhaqdaan xanuun cusub oo haleelay Geel tiro badan.

Sheekh Siciid Maxamed Maxamuud oo kamid ah waxgaradka Degmadda Burtinle oo booqday Xarunta Daljir ee degmadaas ayaa ka hadlay cuduradan cusub ee ku dhacay xoolaha siba Geela.

Wariye Farateeb ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com