Xoola dhaqatada gobalka Nugaal oo ka cabanaya cudur cusub oo xoolaha soo wajahay (dhegayso)

HomeWararka

Xoola dhaqatada gobalka Nugaal oo ka cabanaya cudur cusub oo xoolaha soo wajahay (dhegayso)

Xoola dhaqatada degmadaa Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in uu soo wajahay Xoolaha ay dhaqdaan xanuun cusub oo haleelay Geel tiro badan. Sheekh Siciid Maxamed Maxamuud oo kamid ah waxgaradka Degmadda Burtinle oo booqday Xarunta Daljir ee degmadaas ayaa ka hadlay cuduradan cusub ee ku dhacay xoolaha siba Geela. Wariye Farateeb ayuu u waramay.

RW khayre oo sheegay in qalab cafimaad dalka soo gaari donaan loona qaybin doono Maamul gobaleedyada (Daawo)
Abwaan Jaamac kadiye wuxuu rabey buu u dhintey hawshiisi iyo halgankiis baa socda ee ha la adkeysto
Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay inuu dib ula soo noqday Mas’uuliyaddiisa Galmudug

Xoola dhaqatada degmadaa Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in uu soo wajahay Xoolaha ay dhaqdaan xanuun cusub oo haleelay Geel tiro badan.

Sheekh Siciid Maxamed Maxamuud oo kamid ah waxgaradka Degmadda Burtinle oo booqday Xarunta Daljir ee degmadaas ayaa ka hadlay cuduradan cusub ee ku dhacay xoolaha siba Geela.

Wariye Farateeb ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0