Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo la Diiwaangelinayo (dhegayso)

Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo la Diiwaangelinayo (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhowaan sameeyey xafiis cusub oo ka shaqaynaya diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee Soomaaliya, kaasi oo la shaqayn doona gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka.

Madaxa xafiiska diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee Soomaaliya Maxamed Cumar Maxamuud ayaa waraysi uu siiyey Daljir ku sheegay in dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa bilaabi doonaan diiwaangelinta xisbiyada.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com