Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka degmadda Burtinle oo booqasho ku tagay degaano dhowr ah (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka degmadda Burtinle oo booqasho ku tagay degaano dhowr ah (dhegayso)

Xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada burtinle oo nagu soo booqday studio daljir ayaa nooga warbixiyey booqasho mudo 3 casho ah qaadatay oo ay ku tageen deegaamo hoos yimaada degmada burtinle xildhibaanadaan ayey booqaashadoodu ku saabsanayd cabashooyin ay soo gaarsiiyeen dadka ku dhaqan deegaamadaas.

https://soundcloud.com/user-995878235/waraysi-xildhibaano-ka-tirsan-golaha-degaanka-degmada-burtinle-22-9-2020

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com