Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka degmadda Burtinle oo booqasho ku tagay degaano dhowr ah (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka degmadda Burtinle oo booqasho ku tagay degaano dhowr ah (dhegayso)

Xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada burtinle oo nagu soo booqday studio daljir ayaa nooga warbixiyey booqasho mudo 3 casho ah qaadatay oo ay ku tageen deegaamo hoos yimaada degmada burtinle xildhibaanadaan ayey booqaashadoodu ku saabsanayd cabashooyin ay soo gaarsiiyeen dadka ku dhaqan deegaamadaas. https://soundcloud.com/user-995878235/waraysi-xildhibaano-ka-tirsan-golaha-degaanka-degmada-burtinle-22-9-2020

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cabdishakuur Sunni Gaagaab, Daljir Garoowe (dhegayso)
Mudanayaasha labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada burtinle oo nagu soo booqday studio daljir ayaa nooga warbixiyey booqasho mudo 3 casho ah qaadatay oo ay ku tageen deegaamo hoos yimaada degmada burtinle xildhibaanadaan ayey booqaashadoodu ku saabsanayd cabashooyin ay soo gaarsiiyeen dadka ku dhaqan deegaamadaas.

https://soundcloud.com/user-995878235/waraysi-xildhibaano-ka-tirsan-golaha-degaanka-degmada-burtinle-22-9-2020

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: