Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo Ansixiyeey xeerka kufsiga

HomeWararka

Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo Ansixiyeey xeerka kufsiga

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta oo tallaado mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo fafaahin ka bixiayay weerarkii huteelka Xayaat 35 saac kadib
Saldhiga bartamaha ee degmada Taleex oo dayacan iyo maxaabiista oo lawaayay meel lagu xiro (dhegayso)
MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA OO JIGJIGA LAGA XUSAY

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta oo tallaado mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulkaas.

Ajendaha kulanka Golaha Wakiilada ayaa waxaa uu ahaa ansixinta xeerka kufsiga iyo Xadgudubyada, kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay Xildhibaanada ay ka doodadeen.

Xildhibaanda ayaa Cod gacan taag ah u qaaday ku ansixiyay xeerkaas, waxaana ogolaatay 30 Xildhibaan, halka 9 Mudane ay diideen, isla markaana waxaa ka aamusay 5 Xildhibaan.

Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Cali oo kulankii Maanta shir Guddoominayay ayaa ku dhawaaqay natiijad Codeynta xeerka kufsiga iyo Xadgudubyada, iyagoona shaaciyay in xeerkaas la ansixiyay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0