Xildhibaanada Federaalka ee Puntland ka soo jeeda oo si kulul ugu jawaabay Wasiiro Garoowe ka hadlay

HomeWararka

Xildhibaanada Federaalka ee Puntland ka soo jeeda oo si kulul ugu jawaabay Wasiiro Garoowe ka hadlay

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka kana ka qeyb galay Shirkii Wadatashiga Puntland ayaa kasoo horjeestay hadal kasoo yeeray

Qaar kamid ah Dhaawacyadii Qarixii Zoobe oo Nairobi la geyeey (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
“The ‘recognition’ has been wholly swallowed by Dhulbahante”

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka kana ka qeyb galay Shirkii Wadatashiga Puntland ayaa kasoo horjeestay hadal kasoo yeeray Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka oo shalay Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe.

Qoraal ay soo saareen Xildhibaanada oo Puntland ku matela DFS ayaa waxaa ay ku sheegeen in Wasiirada dowladda aysan ku matelin hadalkii ay uga soo horjeesteen qodobo ku jiray Shirkii Garoowe.

Hoos ka akhriso.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: