Wasaarada Caafimaadka DFS oo soo saartay liiska dalal rakaabka imanaya la karantiilayo

Wasaarada Caafimaadka DFS oo soo saartay liiska dalal rakaabka imanaya la karantiilayo

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Liiska wadamo dadka ka imanaya la karantiilayo muddo labo toddobaad ah.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka socota 14 dal inay imaanayan dalka, kuwaasi oo ku xaniban garoomo ku yaala Caalamka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com