Xildhibaanada Barlamaanka Koonfur Galbeed oo Mooshin ka Gudbiyeey Madaxweyne Shariif Xasan (dhegayso)

Xildhibaanada Barlamaanka Koonfur Galbeed oo Mooshin ka Gudbiyeey Madaxweyne Shariif Xasan (dhegayso)

Xildhibaano katirsan Barlamaanka Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya oo kulan xaasaasi ah ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa baarlamaanka ugudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaanada mooshinka gudbiyay ayaa gaarayay ilaa iyo kudhawaad 100 xildhibaan kuwaas oo sheegay in dhamaantoodba ay saxiixeen mooshinka xilka looga qaadayo madaxweyne Shariif Xasan

Waxa ay ku baaqeen in uu iscasilo inta aan mooshinka laga keenin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com