Xildhibaan Dadow, Hirshabeelle: “Doorasho Madaxweyne Way Dhacaysaa Waana Wadnaa” (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Dadow, Hirshabeelle: “Doorasho Madaxweyne Way Dhacaysaa Waana Wadnaa” (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeele oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Jowhar, waxa ayna sheegeen in xildhibaanada tan iyo markii ay xilka ka qaadeen madaxweynihii Hirshabeele, Cosoble, ay haatan isku diyaarinayaan sidii ay u soo dooran lahaayeen madaxweyne cusub. Xildhibaan Ibraahin Maxamed Dadow ayaa warbaainta la hadlay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/599efa8901010086a8731dd0/Xildhibaan-Dadow_doorasho+madaxweyne+hirshabeele_24+Aug+17.mp3

Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Suldaan Cabdigaheyr M Jaamac, Awdal: “Dagaalka Sool beesha Awdal kuma jirto waana mid u gaar ah beesha reer Shiikh Isxaaq” (dhegayso | daawo)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 59aad daawo)

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeele oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Jowhar, waxa ayna sheegeen in xildhibaanada tan iyo markii ay xilka ka qaadeen madaxweynihii Hirshabeele, Cosoble, ay haatan isku diyaarinayaan sidii ay u soo dooran lahaayeen madaxweyne cusub.

Xildhibaan Ibraahin Maxamed Dadow ayaa warbaainta la hadlay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: