Site icon Radio Daljir

Xildhibaan Dadow, Hirshabeelle: “Doorasho Madaxweyne Way Dhacaysaa Waana Wadnaa” (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeele oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Jowhar, waxa ayna sheegeen in xildhibaanada tan iyo markii ay xilka ka qaadeen madaxweynihii Hirshabeele, Cosoble, ay haatan isku diyaarinayaan sidii ay u soo dooran lahaayeen madaxweyne cusub.

Xildhibaan Ibraahin Maxamed Dadow ayaa warbaainta la hadlay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/599efa8901010086a8731dd0/Xildhibaan-Dadow_doorasho+madaxweyne+hirshabeele_24+Aug+17.mp3?_=1
Exit mobile version