Xildhibaan Cabsan, “Soomaalilaan Allaah ayaa Aqoonsaday Farmaajana Madaxaan Ka Maraynaa” (muuqaal)

HomeWararka

Xildhibaan Cabsan, “Soomaalilaan Allaah ayaa Aqoonsaday Farmaajana Madaxaan Ka Maraynaa” (muuqaal)

Xildhibaan katirsan barlamaanka Soomaaliland ayaa sheegay in qaddiyadda iyo jiritaanka maamulka Soomaaliland ay tahay mid muqadas ah, wuxuuna isagoo u muuqda inaan maskaxdiisu joogin sheegeen in Soomaaliland uu Allaah aqoonsaday. DAAWO

Taliyaha ciidanka Xooga dalka Gen. Odowaa ayaa Ciidamada uga digay inay dhibaateeyaan Shacabka
Wasiir Canshuur “Waxaa la soo gaaray waqtigii shacabku guran lahaayeen miraha Sharciga Isgaarsiinta”
Tirakoobka iyo diiwaan galinta ciidamada Puntland oo ka socoda qeybo kamid ah gobolada

Xildhibaan katirsan barlamaanka Soomaaliland ayaa sheegay in qaddiyadda iyo jiritaanka maamulka Soomaaliland ay tahay mid muqadas ah, wuxuuna isagoo u muuqda inaan maskaxdiisu joogin sheegeen in Soomaaliland uu Allaah aqoonsaday.

DAAWO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • Daljir Radiyo waxan ku oga iyada oo ay ka shaqeyan saxafiyin cilmi leh hadase ma caruur ba loo dhibay waaxay nin ra’yigiisa cabiray oo la le yahay waa cabsan yahay Wel Hajji

    • walaal faroole, shakhsigu haddii uu masuuliyad umadeed iyo masiir dadeed hayo, hadal kasta oo uu fagaare dadweyne ka sheegaa waa mid falaanqayn u furan. Haddii hadalkiisa la fahmi waayana asaga oo fagaare bulsheed ka hadlaya, waa muhiim in ummadda uu matalo la maqashiisiiyo waxa uu ku hadlay. Intaas waa doorka warbaahinta, inta kale waa mid u taal bulshadu uu xildhibaanku matalo.

  • mad man maxaa warkisu sheegayaa

DISQUS: