Madaxweyne Bashar al-Assad oo Lacagta Suuriya lagu Sawiray

Madaxweyne Bashar al-Assad oo Lacagta Suuriya lagu Sawiray

Tan iyo markii uu xilka qabtay waxaa markii ugu horeysey la soo daabacay lacag uu ku sawiran yahay madaxweynaha dowladda Suuriya Bashar al-Assad, taasi oo gaaraysa 2,000-pound banknote ($3.9), isla markaana shalay oo Axad ahayd si rasmi ah u gashay suuqyada dalkaasi.

Gudoomiyaha bangiga dhexe ee dalka Suuriya Duraid Durgham, ayaa sheegay in lacagtaani ay qayb katahay daabacaad ay dowladdu samaysay oo lagu wajahayo xaaladda dagaal iyo isbedbedelka qiimaha lacageed ee dalkaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Maxamud 7 years ago

    Masha alaah wa hogamiyihi islamka ugu adka rnti wa mujahid

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com