Xildh Maxamuud Abuukaate“ Xukuumada waa kula xisaabtameynaa amni xumada”(dhegayso)

Xildh Maxamuud Abuukaate“ Xukuumada waa kula xisaabtameynaa amni xumada”(dhegayso)

Furitaanka kalfadhigii 5-aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta waxa uu u baaqday Kooram la’aan kadib markii ay san soo xaadirin intooda badan Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Xildh Maxamuud Abuukaate oo kamid ah Xildhibaanadii maanta Warbaahinta kula hadlay hoolka baarlamaanka yaaa sheegay in Xukuumada ay kula xisaabtameynaa amni xumada ka jirta magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Guudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya yaa Xildhibaanada ugu baaqay inay ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha Shacabka, kadib markii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulankii Golaha.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com