Xiisad ka taagan Garoonka Diyaaradaha ee degmada Taleex (daawo)

Xiisad ka taagan Garoonka Diyaaradaha ee degmada Taleex (daawo)

Garoonka diyaaradaha degmada Taleex ee gobolka Sool waxaa isku hor fadihiga ciidamada Daraawiishta Puntland iyo malayshiyo hubaysan oo deegaankaas Qaadka soo galisa | Dhawaan odayaasha degmada ayaa go’aano kasoo saaray in diyaarad qaad sida aysan kasoo dagi karin garoonka.
Hadaba, Nuur Aadan Jaamaca oo ah taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee degmada Taleex yaa Daljir uga waramay xaalada Garoonka iyo xiisada taagan, wariye Cabdiqani Faantaasig ayaa waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com