MUQDISHO: DAAHFURKA WAJIGA 2AAD EE TALAALKA COVID-19 (WARBIXIN)

MUQDISHO:  DAAHFURKA WAJIGA 2AAD EE TALAALKA COVID-19 (WARBIXIN)

Wasaarada Caafimaadka DFS ayaa maanta bilowday Wajigii 2aad ee Talaalka Covid-19 Wasiirka caafimaadka Foyzia Abiikar Nuur ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee qaata Talaalkan, Wariye Cabdiraxmaan Waabari ayaa soo jeedinaya warkan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0