HomeUncategorized

Xero ciidamada dowladdu ku leeyihiin Muqdisho oo qarax lala beegsaday.

Waxaa goordhaw qarax Ismiidaamin ah uu fuliyay qof watay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay meel ku dhaw xero ay Ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin Ex-Warshadihii hore ee Nac naca ee Degmada Wadajir.

US airstrikes kill al Shabab fighters in Somalia
DHEGEYSO-Odayaasha Buuhoodle oo qaadacay wadahadalka Soomaaliland.
RW Cumar oo Garowe ku soo Wajahan

Waxaa goordhaw qarax Ismiidaamin ah uu fuliyay qof watay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay meel ku dhaw xero ay Ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin Ex-Warshadihii hore ee Nac naca ee Degmada Wadajir.



Waxaa lasheegay in nin watey gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku weeraray bar koontarool oo kutaala agagaarka Warshada Nac naca halkaas ay joogana ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya.



Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa ismiidaaminta ah , waxaana wararka qaar sheegayaan in gaariga ay ciidanka Milatariga ay rasaas ku fureen uuna qarxay inta uusan gaarin bar tilmaameedkiisa halka warar kalana sheegayana in uu ku qarxay koontaool ay Milatariga joogeen.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0