DHEGEYSO-Khilaafka u dhexeeya barlamaanka Galmudug oo la xallinayo

Cadaado, Mar 13 2017-Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in khilaafka ka dhex jira Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug dhawaan la xalin doono.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin khilaaf muuqda oo xildhibaanada u dhexeya ,islamarkaana hadda ay diyaar u yihiin in si deg deg ah loo xaliyo wixii jira.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com