HomeUncategorized

DHEGEYSO-Odayaasha Buuhoodle oo qaadacay wadahadalka Soomaaliland.

Buhuoodle, Aug 14 2016--Cuqaasha iyo waxgaradka ku dhaqan magaaladda Buuhooodle ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaaladda Buuhooodle waxay kaga soo horjeesteen wada hadalka dhowaan dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland.

Ciidanka bilayska ee caasimada Garoowe oo soo bandhigay hub fudud oo ay ku qabteen dad la marayey gudaha magaalada.
DHAGAYSO: Shirkadda Golis oo Maanta Garowe ku soo Bandhigtay Adeega cusub ee TAAJ
Somali loo Haysto in ay Dhaqaale ku taageeraan ISIS oo Dacwad lagu soo oogay

Buhuoodle, Aug 14 2016–Cuqaasha iyo waxgaradka ku dhaqan magaaladda Buuhooodle ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaaladda Buuhooodle waxay kaga soo horjeesteen wada hadalka dhowaan dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland.

 
Dhanka kale waxay taageereen Isimadda deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn oo shalay iclaamiyey shirweyne dadka deegaanku isugu yimaadaan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: