.jpg)
Garoowe, Aug 14 2016–Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus Ee Puntland ayaa saaka waxa ay xukun dil ah ku fulisey sarkaal hore oo katirsanaan jirey ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland.
Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus Ee Puntland Cabdi Kariin Xasan Firdhiye ayaa Saaka kudhawaaqayn xukunkaani oo saaka kadhacay magaalada Garoowe.
FAALLOOYIN & FALCELIN