Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Odayaasha Buuhoodle oo qaadacay wadahadalka Soomaaliland.

Buhuoodle, Aug 14 2016–Cuqaasha iyo waxgaradka ku dhaqan magaaladda Buuhooodle ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaaladda Buuhooodle waxay kaga soo horjeesteen wada hadalka dhowaan dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland.

 
Dhanka kale waxay taageereen Isimadda deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn oo shalay iclaamiyey shirweyne dadka deegaanku isugu yimaadaan
https://daljir.com//resources3/files/Odayaasha%20B.mp3?_=1
Exit mobile version