Xeerilaaliyaha Puntland oo dacwad kusoo oogaya Xildhibaanadii xasaanada laga qaaday (daawo)

Xeerilaaliyaha Puntland oo dacwad kusoo oogaya  Xildhibaanadii  xasaanada laga qaaday (daawo)

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw Cismaan oo maanta hortagay baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in dacwad loogu soo oogi doono Xildhibaanadii xasaanada laga qaaday.

Siddeeda mudane ee maanta xasaanada waayay ayuu ku eedeeyay inay ku xad-gudbeen Dastuurka DPL iyo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com