Xeerilaaliyaha Puntland oo dacwad kusoo oogaya  Xildhibaanadii  xasaanada laga qaaday (daawo)

HomeWararka

Xeerilaaliyaha Puntland oo dacwad kusoo oogaya Xildhibaanadii xasaanada laga qaaday (daawo)

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw Cismaan oo maanta hortagay baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in dacwad loogu soo oogi doono Xildhibaanadii xasaanada laga qaaday. Siddeeda mudane ee maanta xasaanada waayay ayuu ku eedeeyay inay ku xad-gudbeen Dastuurka DPL iyo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada.

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Casho Sharaf ku Maamuusay Madaxdii ka qeyb gashay Shirkii Doorashooyinka ee Muqdisho
Suldaan Cali Siciid Cawl “Xumaan cid qabiil ku meteshaa majirto,(Daawo)

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw Cismaan oo maanta hortagay baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in dacwad loogu soo oogi doono Xildhibaanadii xasaanada laga qaaday.

Siddeeda mudane ee maanta xasaanada waayay ayuu ku eedeeyay inay ku xad-gudbeen Dastuurka DPL iyo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0