Xasan Sheekh: “Waxaan cambaareynayaa afgambiga milatari ee uu isku dayay Farmaajo”

Xasan Sheekh:  “Waxaan cambaareynayaa afgambiga milatari ee uu isku dayay Farmaajo”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay tallaabo uu ku sheefay in Farmaajo uu isugu dayay in uu sameeyo Afgembi

Qoraal uus oo saaray ayuu ku sheegay in ummadda Soomaaliyeed ay soo jeedaan ayna feejigan yihiin, wuxuuna ku baaqay ilaalinta Sharciga.

Waxaan cambaareynayaa afgambiga milatari ee uu isku dayay Farmaajo” madaxweynihii hore. Ummadda Soomaaliyeed waa ay soo jeeddaa waana feejigan tahay. Waxaan ku baaqayaa ilaalinta sharciyadda dimuqaraadiga ah ee uu dalka ku dhisan yahay & garab istaagga Ra’iisul Wasaaraha si dalka looga hirgeliyo doorasho.

Hadalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo aadaya xilli Maanta xiisad u dhaxeeysa Farmaajo iyo Rooble.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com