Xasan Sheekh:  “Waxaan cambaareynayaa afgambiga milatari ee uu isku dayay Farmaajo”

HomeWararka

Xasan Sheekh: “Waxaan cambaareynayaa afgambiga milatari ee uu isku dayay Farmaajo”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay tallaabo uu ku sheefay in Farmaajo uu isugu dayay in uu sameeyo Afgembi Qo

Dowladda Soomaaliya oo qorshaha deyn cafinta la wadaagtay dalalka Jaamacadda carabta
Kooxda Al-saadicuuna Bil-xaq oo Laga Mamnoocay Gobolka Nugaal (DHEGAYSO)
Guddiga ka hortagga Covid19 oo ka shiray xakameynta bulshada ee dabaal degga Maalmaha Ciidda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay tallaabo uu ku sheefay in Farmaajo uu isugu dayay in uu sameeyo Afgembi

Qoraal uus oo saaray ayuu ku sheegay in ummadda Soomaaliyeed ay soo jeedaan ayna feejigan yihiin, wuxuuna ku baaqay ilaalinta Sharciga.

Waxaan cambaareynayaa afgambiga milatari ee uu isku dayay Farmaajo” madaxweynihii hore. Ummadda Soomaaliyeed waa ay soo jeeddaa waana feejigan tahay. Waxaan ku baaqayaa ilaalinta sharciyadda dimuqaraadiga ah ee uu dalka ku dhisan yahay & garab istaagga Ra’iisul Wasaaraha si dalka looga hirgeliyo doorasho.

Hadalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo aadaya xilli Maanta xiisad u dhaxeeysa Farmaajo iyo Rooble.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: