Xasan sheekh oo madaxda dalka Fariin culus u diray (Daawo)

Xasan sheekh oo madaxda dalka Fariin culus u diray (Daawo)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u soo jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan hogaamiya mid kamid ah xisbiyada dalka ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay maamulida hawada dalka iyo federalka dalka.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    PERSEDENT XASSANOW HADAL BADANI
    HAAMO MA BUUXSHO BAY CIDU TIRAAHDAA, BAL SOMALIDU BEEN WAY SHEEGTAA, MASE MAH MAAHDO,DOWLAD U
    SHARCIGII LOO DHIIBTAY WAY HERS MAREEN KUNA INSHAA ADAGYIHIIN WAA
    WAYSHA GOWRAC DIBIGU HAQUUSQAATEE
    WAXA SOCDA

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com