Xasan sheekh oo madaxda dalka Fariin culus u diray (Daawo)

HomeWararka

Xasan sheekh oo madaxda dalka Fariin culus u diray (Daawo)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u soo jeediyay Madaxweyne F

Shariif Xasan oo garsoore maxkamadeed magacaabay
Baarlamaanka labada aqal ee DFS oo maanta meelmariyey heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha
Senator Xuseen Cali Xaaji oo Kooxo Hubaysani Muqdisho Ku Weerareen

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u soo jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan hogaamiya mid kamid ah xisbiyada dalka ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay maamulida hawada dalka iyo federalka dalka.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    PERSEDENT XASSANOW HADAL BADANI
    HAAMO MA BUUXSHO BAY CIDU TIRAAHDAA, BAL SOMALIDU BEEN WAY SHEEGTAA, MASE MAH MAAHDO,DOWLAD U
    SHARCIGII LOO DHIIBTAY WAY HERS MAREEN KUNA INSHAA ADAGYIHIIN WAA
    WAYSHA GOWRAC DIBIGU HAQUUSQAATEE
    WAXA SOCDA

DISQUS: