Senator Xuseen Cali Xaaji oo Kooxo Hubaysani Muqdisho Ku Weerareen

HomeWararka

Senator Xuseen Cali Xaaji oo Kooxo Hubaysani Muqdisho Ku Weerareen

Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay weerareen gaari uu la socday xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu m

Siyaad Cali Jaamac iyo buuggiisa “20 Sano iyo Sooyaalkii Puntland” (wareysi/dhegayso)
Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Xafiis Gaalkacyo ka furanaysa (dhegayso)
Boosaaso: Xubinta Sicirka & Maciishada Suuqyadda Boosaaso

Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay weerareen gaari uu la socday xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu magacaabo Xuseen Cali Xaaji, waxaana wararku sheegayaan in raggan ay wateen gaari yar, islamarkaana ay ku hor jareen gaariga uu xildhibaanka saarnaa, kadibna ay rasaas ku fureen.

Xildhibaanka waa uu ka badbaaday weerarkaasi, waxaana ku dhaawacmay darawalkiisa, kaasi oo hadda la geeyey mid kamid ah isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho.

Senator Xuseen Cali Xaaji oo si kooban ula hadlay warbaaahinta ayaa sheegay in hadda isaga uu caafimaad qabo, islamarkaana markii la weerarayay uu marayey degmada Hodon, gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka.X

Xigasho-Warqaad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: