Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Xafiis Gaalkacyo ka furanaysa (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Xafiis Gaalkacyo ka furanaysa (dhegayso)

Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka m

WAA KUMA DACWAD OOGAHA CUSUB EE MAXKAMADA CAALAMIGA AH EE DAMBIYADA? (Akhriso)
BOOSAASO | Ardayda kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Citycot University
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka mudug gaar ahaan magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska maxkamada Darjada koowaad ee ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta ee dhawaan laga hergaliyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Hoos kadhegayso Guddoomiyaha Maxkamadda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: