Xagee Marayaa Dhismaha Wadada Isku Xidha Galkacyo iyo Hobyo (dhegayso)

Xagee Marayaa Dhismaha Wadada Isku Xidha Galkacyo iyo Hobyo (dhegayso)

Gudoomiyaha  Degmada  Hobyo  Cabdulaahi Axmad   Cali Faat  oo waraysi siiyey idaacadda Daljir xafiiskeeda magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey halka uu marayo dhismaha wadada isku xirta Hobyo iyo magaalada Galkacyo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com