Cabdi Qaybdiid,”Xubintii Faroole Baneeyey Ayaan Dooranaynaa” (dhegayso)

Gudoomiyaha gudiga dibu eegista dastuurka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale qaybdiid oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey qorshayaasha horyaal gudiga iyo qorshe xildhibaanada aqalka sare ku dooranayaan xubin uu banneeyey Cabdiraxmaan Faroole oo guddigaa kamid ahayd.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Cabdi Qaybdiid,”Xubintii Faroole Baneeyey Ayaan Dooranaynaa” (dhegayso)”

  1. kkkkkk aduun madaxa ku socday faroole phd ah waxaa ka guuleystay qeybdiid oo aan magaciisa aqon ama qorin dagaal ooge bas lagu yaqan

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com