Xagee Ku Dambaysay Sayladdii Puntland Ka Dhistay Galkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Xagee Ku Dambaysay Sayladdii Puntland Ka Dhistay Galkacyo (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi siinayey Radio Daljir ayaa ka hadlay halka ay ku dambaysay sayladdii xoolaha ee dowladda Puntland ka dhistay magaalada Galkacyo iyo sababta ay u shaqayn la’adahay. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5975acd4050100f5eec50bd3/Sayladda.mp3

Dowladda oo xakamaynaysa Gadiidka Xamuulka ah ee Muqdisho
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi siinayey Radio Daljir ayaa ka hadlay halka ay ku dambaysay sayladdii xoolaha ee dowladda Puntland ka dhistay magaalada Galkacyo iyo sababta ay u shaqayn la’adahay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: