Site icon Radio Daljir

Xagee Ku Dambaysay Sayladdii Puntland Ka Dhistay Galkacyo (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi siinayey Radio Daljir ayaa ka hadlay halka ay ku dambaysay sayladdii xoolaha ee dowladda Puntland ka dhistay magaalada Galkacyo iyo sababta ay u shaqayn la’adahay.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5975acd4050100f5eec50bd3/Sayladda.mp3?_=1
Exit mobile version