Xaafad Kutaal Garoowe oo Qashin Buuxiyey (dhegayso)

Xaafad Kutaal Garoowe oo Qashin Buuxiyey (dhegayso)

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed ee Magaalada Garoowe Muxubo Maxamuud Yuusuf,oo la hadashay idaacadda Daljir ayaa ugu baaqday Maamulka gobolka ,culumaa’udiinka Soomaaliyeed iyo bulahada xaafadda Horseed in loo kaco sidii dayac tir loogu samayn lahaa quruubuuro kuyaal magaalada Garoowe oo dayacan ,markii ay baa ba’een silig iyo qoryo ku wareegsanaa muddo ku dhow tobonaan sanno.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com