Xaalada DDS, Doorashada Itoobiya iyo dhulkii ay TPLF ka qabsatay Soomaalida (daawo | Waraysi)

Xaalada DDS, Doorashada Itoobiya iyo dhulkii ay TPLF ka qabsatay Soomaalida (daawo | Waraysi)

Aqoonyahan Xasan Ducaale (Jabhad) oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay xasuuqii galbeedka gobolka SITY ka dhacay ee ay Canfartu u gaeystay shacabka Soomaaliyeed, Doorashada Itoobiya, Dhulkii ay horay ubixisay TPLF iyo waxa laga yeeli doono.

wariyaha Daljir ee Jigjiga, Jamarti Yaxye ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com