HomeWararkaSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

XAAFUUN: Taariikh Fog oo Fac Weyn, Hormar Waa Hore & Waayo Cusub

XAAFUUN & Hurdiya: Taariikh Fog oo Fac Weyn, Hormar Waa Hore & Waayo Cusub. Wax ka ogoow taariikhda Xaafuun (oo magacu mar OPONE ahaa marna DANTE), Warshaddii Cusbada, dekedddii Xaafuun iyo tareenkii Talyaaniga. Warbixinta waxaa inoo ka diyaariyey, soona jeedinaya Maxamad Xassan Dhalo.  

SAHANKA DALJIR & DDS: QALOOCAN (Q5aad)
Kallahaadda Kalluumeysatada KULUB (Taxanaha Garacad & Dekedda Garacad)
Degmada BAXDO ee GALMUDUG: Iskutashi Dadweyne & Baaq Dawlo

XAAFUUN & Hurdiya: Taariikh Fog oo Fac Weyn, Hormar Waa Hore & Waayo Cusub.

Wax ka ogoow taariikhda Xaafuun (oo magacu mar OPONE ahaa marna DANTE), Warshaddii Cusbada, dekedddii Xaafuun iyo tareenkii Talyaaniga. Warbixinta waxaa inoo ka diyaariyey, soona jeedinaya Maxamad Xassan Dhalo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: