Xaafadaha qaar ee magaalada Kismaayo oo bandow lagu soo rogay iyo askar la xiray

HomeWararka

Xaafadaha qaar ee magaalada Kismaayo oo bandow lagu soo rogay iyo askar la xiray

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa kulan la yeeshay golihiisa wasiirada ee maamulka. Kulanka ayaa looga hadlay arrimah

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo fariin u diray Shacabka & Madaxda Puntland (dhegayso)
Madarasada Muxamadu Rasululaah Burtinle oo Munaasabad loogu qabtay Ardey dhamaysay quraanka Kariimka

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa kulan la yeeshay golihiisa wasiirada ee maamulka.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ammaanka deegaamada Jubland, waxaana madaxwaynuhu uu go’aamiyay bandow lagu soo rogay xaafad kamid ah magaalada oo uu ku yaalo taliska ciidamada nabad sugidda Jubaland, waxaana la mamnuucay habeenkii in lasocdo.

Madaxwanaha Jubaland ayaa sidoo kalle sheegay in la xiray ciidamo katirsan daraawiishta Jubaland, kuwana la raadinayo, isagoona ku eedeeyey weerarkii kadhacay xarunta nabad sugidda ee maamulka Jubaland ee magaalada Kismaayo inay iyagu qaadeen.

Diiwaanka wararka

Daljir.com

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: