Xaaalada Magaalada Jigjiga oo dagan iyo Madaxweyne Cabdi Maxamed Oo aan laogayn halka uu kusugan yahay

HomeWararka

Xaaalada Magaalada Jigjiga oo dagan iyo Madaxweyne Cabdi Maxamed Oo aan laogayn halka uu kusugan yahay

Wararka naga soo gaaraya  magaalada Qabridahare  ee dowladd deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa sheegaya  in  Ciidankii militariga Ethiopia iyo dad sha

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Maalinta Naafadda Aduunka oo laga Xusay Magaaladda Garowe (dhegayso)
Khudbadda Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sheekh shariif ee kulanki labadda aqal ee Barlamaanka

Wararka naga soo gaaraya  magaalada Qabridahare  ee dowladd deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa sheegaya  in  Ciidankii militariga Ethiopia iyo dad shacab ah ay isku horfadhiyaan halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in shacabka ay ka hortageen qorshe ay ciidamada milatariga ay ku doonayeen in ay ku galaan gudaha  magaalada iyagoo dadka ciidamada ku tuurayay dhagaxaan .
Maamulka gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa dowladda ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabad galayada gobolka .
Xiisadan ka taagan magaalada Qabridahare ayaa ku soo beegmaysa xili shalay ciidamada milatariga ay lawareegeen xarumihii dowladda ee magaalada Jigjiga oo haatan ah mid dagan .
Madaxweyne Cabdi Maxamed ayaan la ogayan ilaa iyo hada halka uu ku sugan yahay ,inkastoo u shalay lahadlay  Warbaahinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    D I G N I I N.
    WAR WAX SOMALIDA ETHIOPIA LA DHAHAA MA JIRTO!.
    LKN WAXAA JIRA SOMALIDA AY HAYSATO ETHIOPIA.
    DALJIR BEDEL EREY BIXINTA!.

DISQUS: