Koox hubaysan oo isku qariyay gaari nooca raaxada oo lagu toogtay Muqdisho

HomeWararka

Koox hubaysan oo isku qariyay gaari nooca raaxada oo lagu toogtay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku toogtay magaalada Muqdisho rag hubaysan oo lasocday gaari yar oo nuuca raaxada ah. Gaa

Sheeko Gaaban: Guuldarro jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 6aad) maqal/muuqaal)
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Deni iyo su’aalihii Bahda Daljir ay weydiiyeen (daawo)

Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku toogtay magaalada Muqdisho rag hubaysan oo lasocday gaari yar oo nuuca raaxada ah.

Gaariga ayaa la sheegay inuu rasaas ku furay gaari ciidamada ay wateen nooca qoryaha saaran, waxaana jawaab ay ciidamadu bixiyeen ay ku dileen laba ka mid ah kooxihii gaariga lasocday, iyadoona darawalkiina uu baxsaday.

Gaariga ay wateen kooxdii hubaysnaa ayaa yaala isgoyska Saybiyaan ee duleedka Muqdisho, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in lagu tuhmayo inay yihiin kooxo dilal ka gaysta xaafadaha magaalada Muqdisho oo ku socda gawaari nooca raaxada ah.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    —————.
    I=ISRAEL
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    —————.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100% HE WAS MOSSAD AGENT, ISN’T MOSLIMS, SURE.

DISQUS: