WHO oo ka digtay in la qaado xayiraadaha COVID-19

HomeWararka

WHO oo ka digtay in la qaado xayiraadaha COVID-19

Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in dalalka gaa

Wasiirka Cafimaadka Puntland oo la kulmay masuul ka socda Swedan
Bangiga Adduunka oo hakiyey gargaarkii uu siin jirey Sudan
Wasiirka Qorsheynta iyo Xiririka caalamiga ah ee Dfs oo Qardho gaaray (dhegayso)

Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in dalalka gaara go’aanadaas uu u keeni doono cawaaqib xumo ay adkaan doonto in si fudud looga soo kabto.

Xeeldheeraha xaaladaha deg dega ah ee ururka caafimaadka Qaramada Midoobey Mike Ryan oo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu qabtay ayaa sheegay in uu xanuunku soo laba kacleeyaa in aanay fogeyn meelo badan oo adduunka ka mid ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: