In kabadan 50 kun oo neef ayaa maanta laga dhoofiyay Dekeda Boosaaso (daawo)

In kabadan 50 Kun neef oo ah xoolo isugu jira Ari,Geel iyo Lo’ ayaa xalay ka dhoofay Dekedda magaalada Boosaaso kuwaaso loo iibgeynayo Wadamada Sucuudiga iyo Cumaan

warbixin Faadumo Deggan Daahir
Dhegayso.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com