Weerar lagu qaaday hoteel ku yaala West land Nairobi

Weerar lagu qaaday hoteel ku yaala West land Nairobi

Laba qarax oo waawayn iyo rasaas ayaa laga maqlayaa hotel ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

“Waa nala soo weeraray”  ayuu yiri qof ku jira gudaha hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo xaalad adag ku sugan oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters.

Telfishin gudaha ah ayaa soo baahiyay muuqaal qiiq iyo uuro cirka isku shareeraysa, sarkaal booliska Nairobi katirsan ayaa sheegay ciidamada inay hareereeyeen goobta, iyagoo kahortagaya in xarumaha ganacsiga la boobo.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com