Madaxwayne kuxigeenka iyo guddomiyaha baarlamaanka Puntland oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo (sawiro)

Madaxwayne kuxigeenka iyo guddomiyaha baarlamaanka Puntland  oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo (sawiro)

Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) iyo guddoomiyaha baarlamaanka Puntand Cabdixakiin Dhoobo daareed ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Wadigan ayaa waxaa soo dhoweeyey masuuliyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana aad loo adkeeyey ammaanka magaalada Baydhabo oo maalinta berito ay ka dhici doonto caleema saarka madaxwaynaha cusub ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com