HomeUncategorized

Waxgaradka Puntland ee gobolka Mudug oo ku dhawaaqay gudi wada xaajood.

Galkacyo, Oct 20 2016--Isimada Puntland ee Gobolka Mudug ayaa maanta warbahinta usoo bandhigay xubno cusub oo ka kooban 26 xubnood kuwaasi oo noqon doona gudiga wada xaajoodka Puntland ee nabadda magaalada Galkacyo.

Qaramada Midoobey oo ka digtey abaarta iyo macluusha Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay masiibo qaran
M/wayne Faroole oo cambaareeyay weerarka Soomaliland ay kusoo qaaday Buuhoodle,isagoona qaswadayaal ku tilmaamay maamulka Khaatumo.

Galkacyo, Oct 20 2016–Isimada Puntland ee Gobolka Mudug ayaa maanta warbahinta usoo bandhigay xubno cusub oo ka kooban 26 xubnood kuwaasi oo noqon doona gudiga wada xaajoodka Puntland ee nabadda magaalada Galkacyo.

Magacyada guddiga wada xaajoodka nabadda Gaalkacyo dhinaca Puntland

1. Nabadoon Cabdi Diiriye (Cabi Qurux)
2. Nabadoon  Bashiir Maxamuud Dalmar
3. Nabadoon C/raxman Xuseen Siciid(Gaani).
4. Nabadoon Xabiib Xirsi Barre
5. Nabadoon  Maxamuud Jaamac Diirshe
6. Nabadoon Mursal Xuseen Nuur
7. Nabadoon C/xakiin Cismaan Caano- Kayaabshe
8. Sh.C/raxman Salaad Diirshe 
9. Nabadoon C/rashiid Sugulle Xaabsay
10. Nabadoon C/qani Maxamuud Cali Baalle
11. Nabadoon Yuusuf  C/raxman Dulcad
12. Nabadoon C/laahi Kadiido Caluuke
13. Nabadoon C/Naasir Cigaal Xirsi
14.Nabadoon  Xuseen Maxamuud Xirsi
15. Nabadoon C/raxiim Cismaan Aadan
16. Nabadoon C/laahi Jaamac  Ciise
17. Nabadoon Axmed Saleebaan Qooje
18. Nabadoon Mursal Farasle
19. Nabadoon Qadiid Axmed Ciiraale
20. Nabadoon  C/laahi Jaamac Gaani
21. Nabadoon Faarax Sanwayne
22. Nabadoon Daahir Xasan Muuse (ilka weyne)
23. Nabadoon Maxamed Xuseen  Maja-case
24. Nabadoon C/laahi Aadan Daahir Indhayare
25. Nabadoon  Xirsi Cali Shire
26. Nabadoon Yaasiin Cabdisamed

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: