Doorashadii xubnaha aqalka sare ee Puntland oo socota weli iyo xubnaha ladoortay.

Garoowe, Oct 20 2016–Xarunta barlamaanka dowladda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa kasocda doorashaa xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya kasoo gelaya deegaamada Puntland, waxaana la aaday 40 daqiiqo oo salaad duhur ah.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, Xildhibaan Juure, Faraxaan Cali Xuseen iyo Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere ayaa soobaxay ilaa hadda.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com