Waxgaradka Gobolka Nugaal oo Walaac Ka Muujiyey Xirmaysiga Deegaanka (DHEGAYSO)

HomeWararka

Waxgaradka Gobolka Nugaal oo Walaac Ka Muujiyey Xirmaysiga Deegaanka (DHEGAYSO)

Qaar kamid ah nanadoonada iyo waxgaradka ugu caansan deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal ayaa walaac ka muujiyey qaar kamid ah ganacsatada u

Aqoonyahan Dhoolayare: ” Goodax Bare Shahaado uu qiimaynkaro oo Puntland ay leedahay majirto (dhegayso)
MAANHADAL: Wakhtiga dheeraaday ee halganka Laascaanood iyo waxa la gudboon bulshada deegaanka
MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? (daawo)

Qaar kamid ah nanadoonada iyo waxgaradka ugu caansan deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal ayaa walaac ka muujiyey qaar kamid ah ganacsatada ugu caansan Garoowe oo bilaabay inay xirmaystaan dhulkii xooluhu daaqi jireen.

Waxgaradka ayaa ka codsaday maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe, iyo dowladda dhexe ee Puntland inay wax ka qabtaan dhibaatada ka dhalatay xirmayssiga deegaanka iyadoo dadkii reer guuraaga ahaa iyo kuwii xirmaysiga wadey hub isu haystaan.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 6
  • waaa wax laga xumaado in dhul aallh siiyey ay dad gaara xeertaan ama xirmaystaan waxaan waxa mahad iska leh Allah waxanna ku mahdsan raadiya daljir oo alhbarta nala socosiiyey waxa ka jira wadanka Thnks

  • waxan sidiiran u sodhowaynayaa hadalka ka sooyeeray waxgaradka deegaanka nugaal waan fikrad wanaagsan in layska qabto waxkasta oo nolosha deegaanka dhib u keenaya iyo dadka waxmagaradka ah ee xooladaaqeenka xeeranaya

  • dowlada waxan ugu baqaya xirmaysiga inay ka hor tagto
    daljir mahadsanid

DISQUS: