Waxgaradka Burtinle oo Farriin u Diray Beelo Ku Dagaalamay Buuhoodle (dhegayso)

Waxgaradka Burtinle oo Farriin u Diray Beelo Ku Dagaalamay Buuhoodle (dhegayso)

Qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka kunool magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmaratay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn inay shuruurd la’aan xabadda ku joojiyaan wada xaajoodkana qaataan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com