Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo Daljir u warrantey (dhegayso)

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo Daljir u warrantey (dhegayso)

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Marwo Maryan Axmed Cali, ayaa Daljir uga warrantey waxqabadka wasaaradda iyo xafiisyo dhawaan laga furay Gobolada Puntland.

Waxaa warraytey Jamaal Faarax Aden.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com