Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

HomeWararka

Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Wafdi uu hugaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaliya mudane, Xamsa siciid xamsa ayaa manta gaaray caasi

Dilaagii caanka ahaa ee Faransiiska oo Meydkiisa la Helay 35 Sano Kadib
Haweenka PUNTLAND iyo Muhiimada Haweenka u leeyihiin Siyaasadda & Arrimaha Bulshadda (Taxanaha 3aad | dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti oo kulmaya

Wafdi uu hugaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaliya mudane, Xamsa siciid xamsa ayaa manta gaaray caasimada Galmudug ee dhuusomareb.

Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusomareb waxaa kusoo dhoweeyay wasiirka wasaaradda Gargaarka Galmudug mudane Abdirahman (makaawe) xilibaano iyo wasiiro ka tirsan Galmudug.

Wafdigaasi oo uu ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaarada gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Galmudug Samiiro ibraahim cali,waxaa mudada ay joogaan Degmadaasi ay la kulmi doonaan madaxda Dowladda Galmudug.

Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa shalay gaarsiiyay Maamulka Jubbaland qalab loogu talogalay in lala socdo cimilada iyo tilmaamayaasheeda.
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa agabkaan ugu tala-gashay in la gaarsiiyo dhammaan dowlad-gobaleedyada iyo gobalka banadir.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: